CODKA UBAX: Koboca MaandooriyahaTRACK

Sound

CODKA UBAX: Koboca Maandooriyaha

Family Of Faith
33:00 duration35403 plays0 favoritesMedium quality
Literature
Play now

About this track

Bulsho si ay horumar u gaadho, waa in ay jidhka iyo garaadkaba ka korranaataa. Waxa bulshada ku soo badanaya isticmaalka daroogooyinka kala duwan. Waa maxay sababtu, maxaa se la gudboon hay'adaha dawladda iyo kuwa gaarka ahba, se maxaa waalidka looga baahan yahay?

From the album

Codka Ubax album coverCodka Ubax47 tracks · Track 1

Waa taxanaheennii WLG, qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan!...

→

You may also like