TRACKSound
Khilaafyada Soomaalida
Family Of Faith
32:56 duration0 plays0 favoritesMedium quality
Play now
About this track
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Daawasho wacan!
From the album
Codka Ubax47 tracks · Track 22Waa taxanaheennii WLG, qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan!...
→










